Masuul katirsan Wasaarada Maaliyada oo mudo isbuuc ah ku xiran Muqdisho 

Magaalada Muqdisho waxaa mudo isbuuc ah ku xiran C/shakuur Aadan Maxamuud oo katirsan Wasaarada Maaliyada Xukuumada Soomaaliya gaar ahaan qeybta qandaraasyada ee Wasaarada. Masuulkan katirsanaa Wasaarada Maaliyada ayaa lagu soo eedeeyay  arrimo la xiriira masuq maasuq iyo wax isdaba marin khilaafsan xilka xafiiskiisa, waxaana masuulkan xiray ciidamo katirsan laanta dambi baarista. Maxkamada gobolka Banaadir ayaa maanta la filayaa … Continue reading Masuul katirsan Wasaarada Maaliyada oo mudo isbuuc ah ku xiran Muqdisho